Shirwaynihii labaad ee Beesha Maxamuud Hiraab.

Muqdisho, Nov, 16, 2008 (COL) Shirweyhinii Labaaad ee Beesha Maxamuud Hiraab ayaa waxa ku saabsanaa xajinta ku dhaqanka shareecada Islamka, wuxuuna ka shacay xarunta Beesha Maxamuud Hiraab ee Ceelgaras Taariikhdu markay aheyd 26/10/1429 Hijriyada oo ku beegan  26/10/2008 Milaadiyada  falanqeyn iyo wada tashi ka dib waxaa la isla meel dhigay Qodobadaan:
 

  1. In muddo lixbilood uu siii hayo maamulkii hore, ka dibna la isga yimaado shirweynaha Sedexaad.
  2. In loo daayo talada iyo umuuraha diinta culumada Beesha kuwaas oo ka kooban 12-xubnood.
  3. Waxaa la magacaabay guddiga dhaqaalaha iyo la talinta maamulka kuwaas oo kala ah:
     
    1. Dhaqaalaha degaanka waxaa loo magacaabay:
Ugaas Ciise Ugaas Maxamed Carab 
Iyo Golaha Maamulka Shuurada

B. Dhaqaalaha Jaaliyadda Dibadda waxaa loo xilsaaray Suldaan Cabdiqawi iyo Jaaliyadda dibadda in ay sameeyaan guddi soo uruuriya dhaqaalaha laga rabo jaaliyadda dibadda.

C.   Dhaqaalaha dalka intiisa kale iyo wadamada dariska ah waxaa loo magacaabay shan xubnood oo kala ah:

C/llaahi Sheekh Cali Wehliye
Abshir Kaariye Culusow
C/llaahi Maxamed Max'uud (C/llaahi Cagaweyne)
Bootaan Ciise Shuuriye


Shirweynaha wuxuu soo gaba gaboobay taariikhdu markey aheyd 07/11/1429 Hijriya oo ku began 05/11/2008, wuxuuna ku dhamaaday Alle Mahadi haka gaartee jawi wanaagsan, waxaana shir guddoominayey Xaaji Abshir Kaariye Culusow (Abshir Ilyar), iyadoo xoghaeyntuna uu ahaa C/llaahi Sheikh Cali Wehliye ( C/llaahi Bookshop), waxaa kaloo la shaqeeyay xubno kale oo muhim ah sida Suldaan C/qawe Qaasim Shirwac. 

Faa’iidooyinka Beesha Maxamuud Hiraab ka dhaxashay maamulka Islaamiga ah iyo ku dhaqanka shareecada Islaamka waxaa ka mid ah:

  1. Nabadgalyo iyo walaaltinimo dhexdhexaad ah
  2. Nabad kula noolaanshada beelaha kale ee dariska ah ilaa degaankooda lala Daaqo islamarkaana lagula noolaado iyadoo walaalo Muslim ah la yahay sida ay qabto shareecada Islaamka.
  3. Dhaqaalaha oo kobcay iyo horumar dhanka bulshada ah Alle Mahadi haka gaartee.


Baaq:

Waxaan Baaq u soo jeedinaynaa Beesha Maxmuud Hiraab iyo dhamaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan beelaha dariska la ah in ay si dhab ah uga hirgaliyaan deeganadooda ku dhaqanka Shareecada Islaamka taas oo ah wadada kaliya ee horumar iyo barwaaqo lagu gaari karo Adduun iyo Aakhiraba.

Ergooyinka ka qeyb galay shirwenaha waxaa ka mid ah:

 

Majmaca Culumada

1.      Sheikh Maxamuud Dhiblaawe Cadde

2.      Sheikh Cali Faarax (Sheikh Cali Xoog)

3.      Sheikh Cusmaan  Geeddi Foodeey

4.      Sheikh C/llaahi Sh. Jaamac Faarax

5.      Sheikh Cali Barre Cigalle

6.      Sheikh Maxamuud Xaaji Xaamud (galeyr)

7.      Sheikh Maxamuud Cali Yare

8.      Sheikh Axmed Cilmi Wehliye(Jide)

9.      Sheikh C/raxmaan Ciise Cawaale

10.  Sheikh C/raxmaan Max’uud Geddi (Sheikh C/raxmaan Faxdi)

11.  Sheikh Mahad Siciid Cali

12.  Macalin C/llaahi Aadan

  Cuqaasha iyo Ergooyinka kala duwan 

1.      C/lle Cusmaan Cali

2.      Axmed Maxamed Cuumiye

3.      Xirsi Cali Colow

4.      Cali Cabdi Raage

5.      Axmed C/lle Cabdi

6.      Axmed Jaamac Faarax

7.      Abshir Kaariye Culusow

8.      Cismaan Kaariye Culusow

9.      Cali Kulane Faarax

10.  Sheikh Cali Fiidow

11.  Sheikhdoon Fiidow

12.  C/wali Sheikh Cabdi Fiidow

13.  Xuseen Warsame Fiidow

14.  Xuseen Afrax Wehliye

15.  Axmed Cabdi Siyaad

16.  Ismaaciil Faarax Cabdi

17.  Cali Diriye Wehliye

18.  Axmed Raage Faarax

19.  Axmed Gabayre Fiidow

20.  Daahir Diiriye Wehliye

21.  Daahir dhuxulow Maxamed

22.  C/llaahi Cilmi Maxamed

23.  Ismaaciil Xasan Dhuxulow

24.  Cali Xaashi Dhuxulow

25.  Muumin Dhoore Jimcaale

26.  Cumar Faarax Warsame

27.  Cabdi Hilowle Faarax

28.  Axmed Diiriye Cismaan

29.  Cali Barre Cigalle Cawaale

30.  Xuseen Cigalle Cawaale

31.  Bootaan Ciise Shuuriye

32.  Ibraahim Xaashi Faarax

33.  Maxamed Xaashi Diraac

34.  Axmed C/lle Dhiblaawe

35.  C/wali Maxamed Faarax

36.  Cilmi Diiriye Cali

37.  Nuur Sheikh Aadan Max’uud

38.  Cabdi Warsame Sabriye

39.  Maxa’ed Cabdi Max’ed

40.  Mire Gama’diid Sabriye

41.  Macalin C/lle Warsame

42.  Macalin Xuseen Khaliif Cibaar

43.  Max’uud Xasan Cawaale Sabriye

44.  Axmed Cali Iidle

45.  Shariif Cali Libaan

46.  Xirsi Wehliye  Cabdimahad

47.  C/llaahi Cali Afrax

48.  Xaashi Warsame Guure

49.  Xasan Warsame Siyaad

50.  Xasan Max’uud Faarax

51.  Macalin C/lle Warsame

52.  Max’ed Axmed Jimcaale

53.  Nuur Caalin

54.  Yuusuf Wehliye

55.  Max’uud Warsame Guure

56.  C/llaahi Cabdi Xoor

57.  Max’ed Cabdi Dheere

58.  Cabdi Wehliye Cabdi

59.  Shariif Cali Libaan

60.  Max’uud Max’ed Jimcaale

61.  Nuur Cabdi Max’ed

62.  Cabdi Sheikh Xuseen

63.  Nuur Xaaji Max’ed

64.  Max’uud Xasan Caraale

65.  Max’uud Sheikh Cilmi

66.  Xasan Max’ed Faarax

67.  Xuseen Cadaawe Culusow

68.  Cumar Siyaad Geedi

69.  C/llaahi Macalin Daahir

70.  C/llaahi Max’ed Deexey

71.  C/llaahi Xaaji Nuur

72.  Daahir Owcali Max’uud

73.  C/llaahi Cabdi Faarax

74.  Cumar Fiidow Jimcaale

75.  Max’ed Cabdi Siyaad

76.  Faarax Gacal Sabriye

77.  Cabdi Guure Cosoble

78.  Cabdi C/lle Max’ed

79.  Cabdi Jimcaale Macalin

80.  Xuseen Max’ed Amiin

81.  Cali Bootaan Absuge

82.  Xaashi Diiriye Fareey

83.  Daahir Cali Toxob

84.  Aadan Afrax Xeyle

85.  C/lle Xuseen Rooble

86.  Axmed Sheikh Cabdi

87.  Max’ed Jaamac Geedi

88.  Cabdi Cali Mataan

89.  C/qaadir Axmed Max’ed

90.  Cumar Xasan Max’uud
 

Wixii Faahfaahin dheeri ah ee ku saabsan Shirkaan kala xiriir:

Xaaji Abshir Kaariye Culusow (Abshir Ilyar)      (Guddomiyihii Shirka Tell: +25215828141)
C/llaahi Sheikh Cali Wehliye ( C/llahi Bookshop)
(Xoghayihii Shirka Tell: +25215151551)


Ali Abdi Sh. Axmed (Alimahad)
Calimahad03@hotmail.com
Ceelbuur Online
Xafiiska Muqdisho
                      


 Nagala soo xiriir:webmaster@ceelbuuronline.com
 © Ceelbuur Online