|

Dhamaan reer
fiidow dhiblawe iyo
reer Diriye Cumar
lagu daray
Asxaanta oo
kala ah
1.Hooyo Carabo Jimcaale Sahal
2. C/risaaq
3. Seylac Siriye Cumar
4. Nasro Diriye Cumar
5.Caasha Diiriye Cumar
6.Farxiyo Diriye Cumar
7. Maxamed deeq Diriye Cumar
8. Faadumo Diriye Cumar
9. C/shakuur Diriye Cumar
10. Shiino Diriye Cumar
11. Xaawo Diriye Cumar
12. Safiyo Diriye Cumar
13.Boostee Diriye Cumar
1.Hooyo Xabiibo Daahir Cali
2. Habryar Xaawo C/lle Ducaale iyo
Reerkeda
3. Abti C/rahmaan Dhoobac iyo Xaaskiisa
4.Ubax C/laahi Guhaad
5. C/shakuur Faarax Siyaad
6. C/hakiin Cartan
7. Cabdi Cumar Waceys
8. Khadiijo
9. Habryar Iska Arag
10. Habaryar Istaahil
11. C/rshiid Jareste
oo kala jooga Dalka gudihiisa iyo dibaddiisa waxay hambalyo
u dirayaan:
Mahad
Axmed Fiidow
Deeqo
Diiriye Cumar (Shindheyo)
oo arooskooda uu ka dhacay Dalka Maraykanka
gaarahaan gobalka Washington magaalada
Seatle, waxayna u rajaynayaan guur khayr qaba, wiil iyo Caano Gabar iyo
caano, nolol farxad leh inay ku waaraan. Sidoo kale waxay eebbe uga
baryayaan Ubad Baarri ah cimri dheer iyo cibaado suuban inay ku waraan.
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
AAMIIN.
Congratulations on your wedding!


Return
to Web Site
|