mahadnaq

 
line decor
  HOME  ::  
line decor
   
 
Mahadnaq

 

Bismillah Arraxmaan Arraxiim

     Waxaan halkaan mahad ballaaran uga jeediyaa dhammaan shaqaalaha shabakadda Ceelbuuronline oo waqtigooda u huray in ay soo ururiyaan taariikhada kala duwan ee deegaanka Dooxa. Waxaan kaloo si gaar ah ugu mahadnaqayaa Bootaan Xalane oo isagu suurogaliyay ururinta qeybo badan oo ka mid ah taariikhda Siyaad Dheryo-dhoob.

     Waxaa si gaar ah halakaan ugu xusayaa Caaqil Cismaan Axmed (Baaskiille) oo ah nin isagu  deegaanka Dooxa iyo dadkaba aad u kala yaqaan, waayo badanna soo maray. Waxa uuna inoo suurogaliyay ururinta iyo sixitaanka dhammaan taariikhda Siyaad Dheryo-dhoob.

     Waxaan kaloo u mahadcelinaynaa akhristayaa shabakadda Ceelbuuronline oo nagu dhiirigaliyay in aan fulino dhammaan howlaha kor ku xusan.

 

Khadar Iidow   

 

Dib U Laabo