Diin, Aug,
21, 2008 (COL)
الْمَسْحُوْرُوْنَ
Sixranayaasha
( 2 )
السَّلَفِيّ ُالْمَسْحُوْرُ
Salafiga Sixran
WQ: Cali-Daahir X Muxammad
mohiyadin@hotmail.com
بِسْم اللهِ
الرَّحْمَنِ الرَّحِيْم الْحَمْدُ للّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ
والصَّلاْةُ
والسَّلاْمُ عَلَىْ نَبِيّّنَاْ مُحَمَّدٍ وَآلِهِ أجْمَعِيْنَ.
اقرَأوُاْ عَلَى السَّلَفِيِّيْنَ
المَسْحُوْرِيْنَ الْقُرْآنَ
Salafiyiinta Sixran
Qur’aan Hala Saaro
Waxaan hadda
ka hor soo marnay maqaalkii aan ku magacaabay:
السِّيَاْسِيّ
ُالْمَسْحُوْرُ
Siyaasiga Sixran
Oo aan idinkaga soo xulay kitaabkii aan ka qoray burcadda ka
maxaakiimta horteed magaciisuna ahaa: Mooryaan Jirri Iyo Day-Day Waa Mirihii
Qabyaaladda.
Sidoo kale baan haddana idinkaga soo xulay kitaabka aan kaga
waramayo:
مُوَاْلاْةُ
الْكُفَّاْر ِ
Gacal Ka Yeelashada Gaalada
Waxaana ku magacaabay kitaabkaa isaga ah:
يَاْ جَاْ لِبَ
الْكُفَّاْر ِكَفَرْتَ
Gaalo Soo Geliyow
Waad Gaalowday
Waxaan kaga warami doonaa haddii Alle idmo mowqifka halista ah oo
ay ka qaateen halganka lagula jiro cadawga had iyo goor kusoo duula muslimiinta,
Kolka ay kuu caddaato akhristow waxa salifiga sixran uu yahayna
waxaa waajib kugu ah in aad dadka uga digto kuwaa iyaga ah ee muuqaalkooda lagu
sirmo.
Waxaana ku soo khatimi doonnaa haddii Alle idmo mowduuca
sixranayaasha:
الزَّوْجُ
الْمَسْحُوْرُ
Sayga Sixran
Waxaan
isagana idinkaga soo xulay kitaabka aan ku magacaabay:
حِرَاْبَة ُالنِّسَاْءِ
Isbaaradii Dumarka
Cutubkiisa 4aad ee cinwaankiisu
yahay:
Ima Qabee Waan Is Qabnaa!
Iyada oo aad
ka bogateen cutubka koowaad ee kitaabka oo cinwaankiisu ahaa:
ILama Guursan Kartid Waa Gaalnimo
Waxa kale oo
dhawaan haddii Alle idmo aan idiin soo diri doonaa qoraal aan rabo in aan
gaarsiiyo walaalo damcay inay furaan website la magac baxay:
Qudba-siro.com
Si ay uga
qariyaan xaasaskooda laakiin aysan ka fekerin waxa qatar ah ee gadaal ka iman
kara. Sidaa darteed baan walaalaha u dooray si ay casharkoodu u caddaystaan ama
faraha kala baxaan. Waxaana cinwaan ugaga dhigay:
Qudba-Siro.com Waa Line Qabow Uu Qarax Ka
Danbeeyo!
Waana cutubka
3aad ee isla kitaabka Isbaaradii Dumarka cinwaankiisuna uu yahay:
Qudba-Siradu Waa Qaan Kugu Maqan
وبالله التّوفيق
وصلّى الله وسلّم على نبيّنا محمّد وآله
أجمعين.
Nagala
soo xiriir:webmaster@ceelbuuronline.com
© Ceelbuur Online
