Muqdisho, Jan, 01, 2009 (COL)
Shuruudaha
nabadda Soomaaliya
Conditions
of peace In Somalia
شروط السلام في الصومال
SHACABKA SOOMAALIYEED WAXAY LEEYIHIIN:
·
Nabad aan rabnaa:
نحن نريد السلام
·
Nolol baan rabnaa:
نحن نريد الحياة
BEESHA CAALAMKU WAXAY LEEDAHAY:
·
Nabadda qaado ama islaamka:
خذ السلام أوِ الإسلام
·
Nabad ma dooni, Islaam ha dooran:
لا سلام مع الإسلام
·
Islaamiyiinta ma aqbalayno:
لا سلام مع الإسلاميين
DAWLADAHA DERISKU WAXAY LEEYIHIIN
·
Ama
danteena ama dagaalka
·
Danteenu waa islaam ha dooran
·
Danteenu waa Soomaali diida
·
Danteenu waa dalal qabaa´il
Cilmaaniyiinta Soomaaliya waxay leeyihiin:
·
Bilaa shisheeye, nabad ha sheegin:
لا
سلام بلا اجانب
·
Beesha caalamku waa badbaadadeena: مجتمع الدولي
يحل مشاكلنا
ISLAAMIYIINTA SOOMAALIYA WAXAY LEEYIHIIN:
·
Islaamka qaado waa nabadda qaado:
خُذِ الإسلام تأتي السلام
·
Islaam ha qaadan waa nabad ha qaadan:
لا
سلام بلا إسلام
·
Nabad ha sheegin shisheeye jooga:
لا سلام مع قوات الأجانب
Maxaad adiguna leedahay? Ma haysaa xal nabadeed?
Maxamed Xirsi Guuleed (Abdibashir)
abdibashir@hotmail.com
2008-12-30
Nagala
soo xiriir:webmaster@ceelbuuronline.com
© Ceelbuur Online
